Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan

647

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo wafdi uu hogaaminayo oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa Dalka Jordan ee Caasimadiisa Cammaan ayaa intuu halkaasi joogay waxa uu kaga qeyb galay
Shirka 30-aad ee Midowga Baarlamaanadda Aduunka qeybtiisa Carabta waxaa looga hadlay xaalada Dalka Falastiin gaar ahaan heshiiskii Qarniga ee uu dhowaan saxiixay Madaxweynaha Mareykanka.
Maanta ayay wafdiga Guddoomiyaha Golaha Shacabka dib ugu soo laabteen Magaaladda Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here