Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan

419

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo wafdi uu hogaaminayo oo ka Ambabaxay Gegida Diyaaradaha Aadan Cabdulle International Airport ee Magaalada Muqdisho ayaa Dalka Jordan uga qeyb geli doona shirka 30-aad ee deg deg ah Midowga Baarlamaanadda Carabta kaasoo loga hadli doono heshiiskii qarniga ee uu dhowaan ansixiyay Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here