Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada Waxaa hoos imaanaya:
- Xuquuqul Insaanka
- Haweenka iyo Arrimaha Qoyska
- Arimaha Bani’aadanimadda iyo barakacayaasha (IDPs)
Hawlaha ay qabanyaan waa:
- a) Ka baaraandegista iyo ka-talabixinta shuruucda la xiriirta hawshooda iyo waajibaadkooda
- b) Xuquuqul insaanka
- c) Dadka naafada/curyaanka ah
- d) Ilaalinta xuquuqta dhalaanka
- e) Arrimaha jinsiga (lab/dheddig)
- f) Dadka gudaha ku barakacay 54
- g) Gargaarka bani’aadanimo ooy ka mid yihiin sida loo maareynayo abaaraha iyo masiibooyinkakale.