Guddiga Dhaqaalaha, Ganacsiga & Warshadaha iyo maaliyadda Arrimaha ka mida ha hawlahiisa:
- Ka talbixinta iyo u kuurgelidda Siyaasadda Gancsiga Dalaka
- Ka talbixinta iyo u kuurgelidda Siyaasadda Horumarinta Warshadaha
- U Kuurgalka shuruucda ilaalinta xuquuqda gaarka ah ee ganacsiga (Patent rights)
- U Kuurgalka shuruucda ilaalinta tayada ganacsiga la soo waarido iyo nooca wax soo saarka warshadaha (quality control laws)
- Ka baaraandegista iyo ka-talabixinta shuruucda la xiriirta hawshooda iyo waajibaadkooda
- Wuxuu ka baaraan dagaa soo jeedinta xukuumadda ee ku aadan ku talagalka Miisaaniyadda sanad kasta.
- Wuxuu tixgaliyaa hindiso sharciyeedyada uu Golaha u xilsaaro ee arimaha Misaaniyadda iyo Maaliyadda;
- Wuxuu dib u eegaa siyaasada lacageed ee dawlada federaalka.
- Wuxuu ka baaraan dagaa kharash-miisaaniyadeedka hay’adaha iyo wakaaladaha DGGM.
- U kuurgalka siyaasadda canshuuraha iyo dakhliga.
- Wuxuu talo ka bixiyaa tallaabooyinka maamul ee sare loogu qaadayo siyaasadda dhaqaale ee Dowladda.
- Wuxuu talo ka bixiyaa, una kuurgelayaa tirakoobka guud ee dhaqan- dhaqaale iyo bulshada
- Wuxuu tixgaliyaa hindiso sharciyeedyada ee la xiriira arimaha qorsheynta & tirakoobka
- Wuxuu ka baaraan dagaa warbixinta hanti-dhawrka guud soona jeediyaa tallaabooyinka ku haboon Golaha ee ku aadan hab-raaca Maamul wanaagga ee dawladda.
- Wuxuu tixgaliyaa hindiso sharciyeedyada ee la xiriira arimaha la- xisaabtanka 53 hayadaha Dawladda