Guddiga Kheyraadka Dalka, waxaa hoos imaanaya:
- Beeraha & Siyaasadda Dhulka
- Horumarinta Reer-miyiga, Xannanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa
- Kheeraadka Badda
- Macdanta, Biyaha iyo Shidaalka
- Bayadda iyo Ilaalinta Duurjoogta
Arrimaha hoos imaanaya qaybahaan waxaa ka mid ah:
- Ka baaraandegista iyo ka-talabixinta shuruucda la xiriirta hawshooda iyo waajibaadkooda
- Dalagga
- Dhul Beereedka
- Waraabka
- Kalluunka iyo kheyraadka badda
- Hormarinta Reer miyiga
- Xannanada Xoolaha 52
- Ilaalinta bii’ada; bad, berri iyo hawada sare
- Shidaalka
- Kheyraadka macdanta & Biyaha