Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr. Maxamed Nur Gacal ayaa Hambalyo iyo Bogaadin u diraya Xildhibaanada, Shaqaalaha iyo Bulsha-weynta ay ku Matalaan Baarlamaanka Galmudug

178

Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr. Maxamed Nur Gacal ayaa Hambalyo iyo Bogaadin u diraya Xildhibaanada, Shaqaalaha iyo Bulsha-weynta ay ku Matalaan Baarlamaanka Galmudug Sanad-guurada 2aad ee Dhismaha Baarlamaanka 2aad ee Galmudug oo ku beegan Maanta oo kale 11 Jannaayo 2020.Baarlamaanka 2aad ee Galmudug ayaa gaaray mudadii koobneed ee uu jiray Guulo la taaban-karo iyada oo ay jireen Caqabado dib dhigay Guulo kale oo la gaari lahaa Mudadaas!Guddoomiyaha ayaa u rajeeyey Baarlamaanka, Hay’adaha Dawladda iyo Bulshada Galmudug Guul iyo Horumar Waara

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here