Gudoomiyaha Golaha Baarlamaanka Galmudug Mohamed Gacal oo u Hambalyey Madaxwaynaha Cusub Ee JFS

140

Mohamed Gacal “Magaca Guddoonka iyo Golaha Baarlamaanka Galmudug waxaan Hambalyo iyo Duco u diraynaa Madaxweynaha 10aad ee Jamhuuriyadda Federaslka Soomaaliya Mudane Xasan Sheakh Maxamuud oo Baarlamaanka Federaalka labadiisa Aqal xalay ugu doorteen Madaxweynaha Somaaliya 2022 – 2026.Madaxweyne Xasan ayaa ahaa bud-dhigihii Maamulka Galmudug iyo Baarlamaankiisii 1aad 2015. waxaan Alle uga baryeynaa in uu la garab-galo Xilka culus ee loo doortay una fududeeyo hawsha weyn ee hortaal! Guul iyo Gobanimo.”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here