Mudane Xildhibaan Hassan Hersi Hashi ayaa kaamamka qaxootiga ku booqday Duleedka Dhuusamareb.

152

Mudane Xildhibaan Hassan Hersi Hashi oo ka tirsan Golaha Baarlamaanka Galmudug iyo qaar kamida gudoonka Degmada Ceel-garas ayaa kaamamka qaxootiga ku booqday Duleedka Dhuusamareb.

Xildhibaan Hassan iyo wafdiga la socda ayaa u kuur galay xaaladda ay ku sugan yihiin dadka ku nool halkaas.

Xildhibaan Hassan ayaa u balan qaaday in laga caawin doono wax yaabaha ay u baahan yihiin Dadka ku dhiban Kaambka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here