Xildhibaan Hassan Hersi Hashi ayaa maanta war bixin ku saabsan Amniga Dawlad Gobaleedka Galmudug ka hor jeediyay Golaha Baarlamaanka Galmudug.
Xildhibaanka ayaa ka warbixiyay Halka ay marayaan Xoreynta degaanada Galmudug ee cadawga Alshabaab uu heesto sido kale waxa uu sheegay in Demooyin badan oo Ka tirsan Galmudug laga xoreeyay Cadawga Shabaab.
Xildhibaan ka ayaa sheegay in Nabadiidka dadka dhibaayeeyeen ceelashii iyo Barkadihii ka gubeen isla markaasna ay muhiim tahay in shacab iyo Madax iska kaa shadaan Ladagaalanka Cadawga Argagixidda.
Ugu danbeyntii, Xildhibaanka ayaa ku booriyay in la garab istaago dadka Shacabka oo dhibaataysan si ay iskaga celiyaan Cadawga Soomaaliyeed ee ku soo doolay Dalka iyo Diinta.