Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal oo ay Weheliso Guddoomiye Kuxigeenka 2aad ee Golaha Faadumo Cabdi Cali ayaa Xarunta Aqalka Sare ee BJFS uga qeyb galey kulan

192

Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal oo ay Weheliso Guddoomiye Kuxigeenka 2aad ee Golaha Faadumo Cabdi Cali ayaa Xarunta Aqalka Sare ee BJFS uga  qeyb galey kulan uu shir gudoomiyey Guddoomiyaha Aqalka Sare mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayna yeesheen Guddoonnada Golayaasha Sharci dejinta ee Dowladaha xubnaha Dowladda Federaalka (DXDF)

Kulanka ayaa looga wada hadlay xoojinta xiriirka Aqalka Sare iyo Golayaasha Sharci dejinta DXDF iyo ka wada shaqaynta adkaynta nidaamka federaalaynta Dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here