Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Mohamed Gacal ayaa ugu hambalyeeyay Dadka Muslimiinta ah, gaar ahaan Shacabka Soomaaliyeed bilashada Bisha barakeysan ee RamadaanGudoomiyaha ayaa Dadka Soomaaliyeed gaar ahaan Bulshada Reer Galmudg kula dardaarmay in ay adkeeyaan walaaltinimadooda, iyo taakuleynta dadka danyarta ah.”