Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor ayaa dib ugu soo laabtay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug kadib safar shaqo oo ay maalmo ku joogeen Magaalada Muqdisho Gudoomiyaha iyo Madaxweynaha ayaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb waxaa kusoo dhaweeyay Xuldhibano, Wasiiro iyo Maamulka Caasimada