Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Galmudug Faadumo Cabdi Cali iyo Madaxweyne ku xigeen Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa Madaxtooyada Galmudug ku qaabilay wafdi ka Kala socda Hey’adaha UN ,EU iyo IOM.
Kulanka ayaa looga wada hadlay dardar gelinta mashaariicda ka socota deegaanada Galmudug iyo sidoo kale mashaariic kale oo la doonayo in laga fuliyo dhawaan