Xildhibaan Hassan Hersi Hashi ahna Gudoomiyaha Guddiga Amniga iyo Xaduudaha Galmudug ayaa deeq iskugu jirta Xoolo iyo Raashin

174

Xildhibaan Hassan Hersi Hashi ahna Gudoomiyaha Guddiga Amniga iyo Xaduudaha Galmudug ayaa deeq iskugu jirta Xoolo iyo Raashin gaarsiiyay Ciidanka Xooga dalka iyo kuwa deegaanka.

Xildhibaan Hassan ayaa ku dhiira galiyay shaqada wanaagsan ay u hayaa ciidanka Bulshadda Galmudug.

Mudane Hassan ayaa u balan qaaday in Xildhibaanadda Golaha Baarlamaanka Galmudug ay hiil iyo hoo la garab istaagi doonaan Ciidan Xooga Dalka iyo kuwa deegaanka inta ay ku jiraan hawgalka dib u xoreeynta deegaanada Galmudug.

“MP Hassan Hersi Hashi who is the Chairman of the Galmudug Border and Security Committee has given a donation of livestock and food to the Armed Forces of the country and the local area.

MP Hassan encouraged the good work of the Galmudug community army.

Mr. Hassan promised that the Members of the Galmudug Parliament will support the National Security Forces and the local people during the operation to liberate the Galmudug areas.”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here