Xildhibaan Hassan Hersi Hashi oo ka tirsan Golaha Baarlamaanka Galmudug ayaa booqosha ugu tagay dadka deegaanadda Galmudug si uu ugu kuur galo xaaladaha ay ku sugan yihiin.

152

Xildhibaan Hassan Hersi Hashi oo ka tirsan Golaha Baarlamaanka Galmudug ayaa booqosha ugu tagay dadka deegaanadda Galmudug si uu ugu kuur galo xaaladaha ay ku sugan yihiin. Dadkaan ayaa amni daro uga soo qaxay Deegaanada uu heesto Cadawga Alshabaab.

Xildhibaan Hassan ayaa Golaha Baarlmaanka Galmudug Warbixin ka siiyay waxuu kala soo kulmay dadka deegaanadda Galmudug.

Mudane Hassan ayaana ka dhagaystay Baahiya ay qabaan Dadka deegaanka waxayna ugu mahaceliyeen ka warqabka uu ugu yimid maanta; Dadkaan ayaa latabaalaysan daruufaha nololeed ayagoona dalbaday in la caawiyo. 

Xildhibaan Hassan oo ka wakiila Golaha Baarlamaanka Galmudug ayaa u balan qaaday in wax laga qaban doono.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here