Xildhibaan Mursal Mohamed Yusuf oo ka dirsan Guddiga Dastuurka, Arrimaha Gudaha Iyo Dib-u-hishiisinta iyo Dawladaha Hoose ee Galmudug ayaa ka qayb galay Doorashadda Golaha Deegaanka ee Degmadda Cadaado

119

Xildhibaan Mursal Mohamed Yusuf oo ka dirsan Guddiga Dastuurka, Arrimaha Gudaha Iyo Dib-u-hishiisinta iyo Dawladaha Hoose ee Galmudug ayaa ka qayb galay Doorashadda Golaha Deegaanka ee Degmadda Cadaado asagoona ku matalayay Golaha Baarlamaanka Galmudug.

Xildhibaan Mursal ayaa Wasaaradda Arrimaha Gudaha Iyo Dib-u-hishiisinta ugu mahadceliyay shaqada wanaagsan ee Bulshada u hayaan.

Ugu danbayntii, Xildhibaan Mursal Mohamed ayaa ku booriyay Gudoonka Cusub ee Degmadda Cadaado inay ay u shaqeeyaan Bulshada si daacada oo hufnaan leh.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here